Putin oo shaaciyey inuu qaadayo talaabo halis ah & reer Yurub oo ka walaacsan

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in gantaalaha riddada gaaban ee nukliyeerka uu siini doono dalka ay xulufada yihiin ee Belarus isla markaana uu siinayo bilaha soo socda. Waxa uu sheegay in hubka Iskander-M “uu awood u leeyahay in uu xambaaro gantaallada baalistic-ga ah iyo kuwa caadiga ah iyo noocyada nukliyeerka ah”. Hubkan uu Ruushka … Continue reading Putin oo shaaciyey inuu qaadayo talaabo halis ah & reer Yurub oo ka walaacsan